Miisaaniyadda sanadka 2018 ee dowladda Soomaaliya oo dood dheer ka dib la ansixiyey (Daawo Sawirro)

Xildhibaanada Baarlamanka Somalia ayaa kulan ay ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxay ku meelmariyeen Miisaaniyada dowladda ee sanadka  2018 ka dib dood adag oo ay ka yeesheen maalmihii la soo dhaafay Guddoomiye Ku-xigeenka golaha shacabka C/wali Ibraahin Shiikh Muudeey ayaa gudoominayey kulankan oo ay soo xaadireen 164 Mudane, waxaana ogolaatay 162 ka … Continue reading Miisaaniyadda sanadka 2018 ee dowladda Soomaaliya oo dood dheer ka dib la ansixiyey (Daawo Sawirro)